Inapoi la produseContinua sa descoperi ofertele din catalog
Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan_Dhuleed Qabiid ah - Omar Dini

Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan_Dhuleed Qabiid ah - Omar Dini

Pret de la75,83 lei

Descriere

nn Maroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu'aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan. nn Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go'aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa. nn nn

Oferte disponibile

Compara preturile si alege comerciantul potrivit.